• Cali yare Farxaan Guure
    Sharafeey adiga dartaa ayaan Khamri ucabay, koob walboo aan cabana waan kaa dhex arkaa macaanto xaawo yareey uumwahxx
    6 hours ago ยท
      • Muna Cadeey
        Muna Cadeey woooow cali yare Nicee words wlh masha ALLAH qoftaas nasiibka badan xaawo yareey miyaa woow DUM labadiinaba noolaad
        6 hours ago
      • Xaawo yareey
        Xaawo yareey ooh uumwaacc mac mac mac mac mac mac mac Cali yare aboowe cade love ya more bbz, @Muna cadeey :) thanks abaayo sharaf
        6 hours ago
      • Odey Farxaan Guure
        Odey Farxaan Guure war ileen Talaado :( yaa waryaa khamri ayaan cabay miyaa dhahday, ma ogid miyaa in hooyadaa ay shaaxa kuu qaboojiso markaad cabeysid, way noo taalaa iskoolka kasoo laabo
        6 hours ago
      • Cali yare Farxaan Guure
        Cali yare Farxaan Guure Alle aabe maya saas ha dhihin oh noo aabe yaa facebookga usameeyay shytt
        6 hours ago

You may also like